top of page
IMG_0527.jpeg
Come On In We're Open

​WELCOME

Ku Soo Dhawoow Goljanno Garden Café – Halka Raaxada iyo Quruxdu Isku Mataan Yihiin!

 

Ku soo dhawoow Goljanno Garden Café, hoyga nasashada, raaxada iyo

adeegga heer sare ah oo  quruxda badan . Waxan ku hayna cunto casri ah,

Goobtan Cusub oo si gaar ah loogu talagalay inay kugu soo dhaweyso jawi daggan,

adeeg daacad ah, iyo dhadhan suuban oo aanad hilmaami doonin.

 

Goljanno Garden Café waa meesha ugu habboon ee aad ka heli karto cuntooyin kala duwan oo casri ah ,

iyadoo laga dareemayo  xasulooni nadaafad iyo adeegyo si wacan loo habeeyey.

waxaana diyaar kuugu ah shaqaale si wanaagsan u tababaran oo ku siin doona adeeg xushmad leh  joogto ah.

 

Goobteennu waxay si gaar ah kugu diyaarisay :

 

Waxaa naga go’an in booqashadaada ay noqoto mid aanad iloobi doonin.

 

Kala Xiriir: +252 63609555

Goobta: Boorama, Somaliland

 

Ku soo dhawoow Goljanno Garden Café – Halkee Quruxdu Ay Ka Bilaabato!

Baggage

ADDRESS

Awdal borama somaliland suuqa 

252 63 6095555
goljanno38
@gmail.com

  • Telegram
  • Whatsapp
  • Facebook

CONTACT US

STAY IN TOUCH

www.goljanno38@gmail.com">www.goljanno38@gmail.com

bottom of page